|

Mas’uul Ka Tirsanaa Puntland Oo shil Gaari Ku geeriyooday

Guddoomiyihii gobolka Sool ee Puntland Mukhtaar Mahad ayaa ku geeriyooday shil gaaari oo ka dhacay Jidka u dhexeeya magaalooyinka Laascaanood iyo Garowe.

EEBE ha u Naxariisto Marxuumka wuxuu ka mid ahaa dhalinyarada Puntland ee u adeegayay bulshadooda, waxaana geeridiisa ka tacsiyeeyay Mas’uuliyiinta Puntland.

Shil gaar

www.puntlandi.com.

Comments are closed