|

Maswirka Caawa : – Kulankii Taariikhiga ahaa ee dhexmaray M/weyne Farmaajo iyo Wasiirka Socdaalka Canada Mudane Ahmed Hussein

Labda masuul baa ka wadahadalay in Somaaliya maanta u baahan tahay dibuheshiisiin,nabad,cadaalada, dibu dhis dhaqaale iyo kor u qaadida nolosha bulshada Somaaliyeed

M/weyne Farmaajo iyo Wasiirka Socdaalka Dawlada Canada Ahmed Hussein

Comments are closed