|

Maxaa Loo Magacaabay Agaasimihii Hore Ee Madaxtooyada Puntland?

Agaasimihii hore ee Madaxtooyada Puntland Dr. Deeq Sulaymaan Yuusuf ayaa loo magacaabay Agaasimaha guud ee Wasaaradda Haweenka Soomaaliya.

Wasiirada Haweenke iyo Xuquuqul Insaanka ayaa ka codsatay shaqaalaha Wasaaradda inay la shaqeeyaan Dr. Deeq Soomaaliya.

Madaxweyne Farmaajo ayaa Wareegto ku magacaabay Agaasime Deeq Sulaymasn.

Deeq Sulaymaan ayaa muddo saddex sano iyo bar ah ahaa agaasimaha guud ee Madxatooyada Puntland, xilkaas oo uu ugu dambayn iska casilay.

www.puntlandi.com.

You must be logged in to post a comment Login