abaaraha
|

Maxaa Looga Hadlay Shirka Golaha Xukuumadda Puntland?

Shirka Khamiisla ah ee Golaha Xukuumadda Puntland ayaa looga hadlay arrimo ay ka mid yihiin; amaanka, Abaaraha, Xeerka tacliinta sare, dakhliga iyo arrimo kale.

Waxaa shir guddoominayay Madaxweyne ku xigeenka dawlada Puntland Injineer Cabdi Xakiin Cabdullaahi Xaaji Cumar Camay.

Markii uu shirku soo dhamaaday ayaa waxaa laga soo saaray Warsaxaafadeed oo Nuqul ka mid ah uu soo gaaray Warsidaha Puntlandi, wuxuuna u qornaa sidan;

www.puntlandi.com.

You must be logged in to post a comment Login