abaaraha
|

Maxaan Ka Ogaanay Shirka Muqdisho Uga Socda Madaxda Soomaalida?

Magaalada Muqdisho ee xarunta gobolka Banaadir ayaa maanta lagu soo afmeerayaa shirka Madaxda Soomaalida ee furmay maalintii shalay.

Shirka ayaa waxaa si gaar ah diirada loogu bsaaray arrimo ay ugu muhiimsan tahay;

-Amaanka.

-Dhismaha Ciidamo Qaran.

-Shirka London.

-Xiriirka wada shaqayneed ee maamul Goboleedada iyo dawalada dhexe ee Soomaaliya iyo arrimo kale.

Qodobada shirka diirada lagu saaray ayaa ahaa kuwo muhiimad balaaran xambaarsan, waxaana qodobka saldhiga u ah wada hadalka uu ahaa sidii loo midayn lahaa aragtida Madaxda Soomaalida ee bisha soo socota ka qayb galaya shirka London.

Maanta ayaa waxaa ay Madaxdu soo saarayaan Warsaxaafadeed ku saabsan natiijada shirka, waxaana uu nqonayaa shirkii ugu horeeyay ee ay yeeshaan tan iyo markii la doortay Madaxweyne Farmaajo bishii 2-aad horaanteedii.

www.puntlandi.com.

 

You must be logged in to post a comment Login