abaaraha
|

Maxkamada Caalamiga ah ee Heeg ayaa 2 Federaayo go’aan ka gaari doonta dacwadii Bada

Maxkamada Caalamiga ah ee Qaramada Midoobey ayaa bisha Federaayo waxay Soo saari doontaa go’aan ku saabsan dacwadii Bada Soomaaliya,lamana oga go’aanka noocuu noqon doono.

Xuukada wakhtigeedu dhamaadey ee Xasan Sheikh ayaa dacwadaan ka gudbisay Dalka Kenya iyadoo sadax bil ka hor ay Maxkamada dhagaysatey labada Dalba.

Dhagaysigaas ka din waxaymaxkamadu sheegtey in go’aanka rasmiga ah aymaxkamadu gaari doonto Sadex bilood kadib, Waxayna go’aankaasku dhawaaqaysaa 2 febaraayo.

Dad badan oo falanqeeya arimaha dacwooyinka Caalamiga ah ayaa Madaxweyne Xasan ku eedeeyey in xukuumadiisu ay shakiweyn galiyeen Bada Soomaaliya ayna ku degdegeen iney dacwadaan furaan, Hadaycid dacwoonayso Kenya ayay ahayd iney dacwooto ayuu yiri, Aqoonyan Axmed Warsame.

Puntlandi.com
Nairobi

Comments are closed