|

Muxuu Shirkii Madaxda Soomaalida uu maanta u baaqdey, Akhriso sababta



Waxaa maanta Muqdisho ka furmi lahaa Shir Xasaasi ah oo Madaxda Soomaalida ugu furmi lahaa Muqdisho, Shirkasoo uu shirgudoomin lahaa Madaxweyne Farmaajo, Laakiin shirku wuu baaqdey.

Shirka ayaa u baaqdey kadib markii Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas uu dib ugu dhacay shaqo muhiim u ahayd, tasoo keentey in Shirka lala sugo isaga, Diyaaradii qaadi laheyd Madaxweyne Gas ayaa Ilaa saaka waxay ku signets Garowe, wuxuuna galabta u duuley Muqdisho.

Sida aan xogta ku heyno Madaxweyne Gaas Subaxnimadii hore ayuu Muqdisho ku wargaliyey inuu shirar muhiim ah kusoo daahi doono.

Puntlandi
Muqdisho

Comments are closed