OGAYSIIS ku socda Jaaliyada Soomaaliyeed ee Norway, Xaflada soo dhawaynta Madaxweynaha Cusub oo Oslo ka dhacayso
Sawirka(Balankaatka) hoostiisa ka akhriso faahfaahinta, wakhtiga iyo Goobta
ALIYADDA SOOMAALIDA NORWAY OO QABAN QAABINEYSA MUNAASABAD LAGU SOO DHOWEYNAYO ISBEDELKA SIYAASADEED IYO MADAXWENAHA CUSUB MUDANE XASAN SHEEKH MAXAMUD.
Waxaa munaasabada ka soo qeyb gelaya Wasaaradda Arimaha Dibadda ee Norway oo uu hormuud u yahay Wasiirka Horumarinta xiriirka caalamiga ee Norway mudane Heikki Holmås. Kaas oo la yeelan doona jaaliyda doodwadaag mawduuceedu yahay:
Waqtigii ku meelgaar ahaa wuu dhammaaday oo waxa loo gudbay dowlad rasmi ah- Xageebey Soomaaliya ku jeedaa hadda? Maxaay tahay waxa looga baahan yahay madaxda cusub? Maxayse dawladda Norway, jaaliyadda iyo shaqsi kastaasi ku tabarruci karaan isbedelka ka socda Soomaaliya?
Waxa kale oo si toos ah qadka taleefanka kaga qeyb qaadan doona Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud.
Xubno metelaya jaaliyadda soomaaliyeed ayaa ka qudbeynaya isbedelka cusub, una hambalyeeyna Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Mudane Xasan Skeekh Maxamuud.
Taariikhda: Jimco, 21. sebteember
Waqtiga: 16:00 – 20:30
Goobta: Clarion Hotel Royal Christiania – møtesal «Galleriet»
https://www.nordicchoicehotels.no/Clarion/Clarion-Hotel-Royal-Christiania/
Cinwaanka Hotelka: Biskop Gunnerusgt 3, 0155 Oslo
MARTIDU WAXA AY SOO GELEYSAA, saacadda: 16:30
MADAXWEYNUHU WAXA UU QADKA TLFKA SOO GELAYAA MAR, WAQTIGA U DHEXEEYA, 16:30-17:00
JAALIYADDA WAXA LAGA CODSANAYAA IN AY GOOBTA JOOGAAN, saacadda: 16:00
BARNAAMIJKU WAXA UU FURMAYAA, saacadda: 16:15
Wixii macluumaad dheeraad ah kala xiriir: Ibrahim Boodaaye, mobil: 942 08 643 iyo Lul Hassan Kulmiye, mobil: 906 69 364
SOMALIA I DAG OG VEIEN VIDERE
Tema: Overgangsperioden er over og Somalia har fått en ny grunnlov og nye ledere.
ÆRESGJESTER:
Somalias nyvalgte president Hassan Sheikh Mohamud (på direkte linje fra Mogadishu)
Utviklingsminister Heikki Holmås innleder til diskusjon og dialog om den siste tidens utvikling i Somalia.
Hvor går Somalia nå? Hvilke forhåpninger og forventninger bør vi ha til de nye somaliske lederne? Og hva kan vi alle – sammen, og hver for oss – gjøre for å sikre en bedre fremtid for Somalia?
Representanter fra den norsk-somaliske miljøet deltar debatten om den siste utviklingen og sender sinne gratulasjoner til den nyvalgte presidenten Hassan Sheekh Mohamud.
Kulturelle innslag:
Qarami-sanger, shirib med mer
Dato: Fredag den 21. september
Tid: 16:00 – 20:30
Sted: Clarion Hotel Royal Christiania – møtesal «Galleriet»
https://www.nordicchoicehotels.no/Clarion/Clarion-Hotel-Royal-Christiania/
Adressen: Biskop Gunnerusgt 3, 0155 Oslo
ÆRESGJESTENE VIL VÆRE PÅ PLASS KL.16:30
PRESIDENTEN VIL VÆRE PÅ TELEFON ENGANG MELLOM KL.16:30 OG 17:00
GJESTENE BES Å VÆRE I LOKALE KL:16:00
PROGRAMMET STARTER KL.16:15
Kontaktpersoner:
Ibrahim Boodaaye , mobil:
Lul Hassan Kulmiye, mobil: 906 69 364
Halkaan riix faahfaahinta



