Ogaysiis Tacsi– Alla ha u naxariistee waxaa Nairobi ku Geeriyoodey Xuseen Xaaji Xasan Jamac
Saaka waabarigii 06-09-2012 Waxaa Nairobi ku geeriyoodey alla ha u naxariistee Xuseen Xaaji Xasan Jamac , waxaa geerida marxuumka lagu wargalinayaa dhamaan ehelka meel walboo ay joogaan, Marxuumkana illaahay waxaan uga baryeynaa jano waarta iyo dambi dhaaf..AAAMIIIN.
Waxaa tacsi loo dirayaa Caruurtii iyo Xaasaskii uu ka tagay Marxuumku, waxaa sidoo kale tacsi loogu dirayaa dhamaan Ehelka, Qaraabada iyo Asxaabtii…. Samir iyo iimaan Illaahey ha idinka siiyo..Aamiin.
Waxaa Tacsida diraya Ilmo Maxamuud Indhayare


