|

Ogeysiis Community Celebration Event : – Xaflada Mahadnaqa iyo Dabaaldaga mar kale Doorashada Cabdi Warsame oo maalinta Axada la qaban doono

Dhamaan waxaa si xushmad iyo Sharafleh loogu wargalinayaa Jaaliyada Somaaliyeed ee ku nool Magaalooyinka Mataanaha ah ee Minneapolis iyo St.Paul in Xafaladii Mahadnaqa iyo Dabaaldega guushii dib u doorashada Xildhibaan Cabdi Warsame lagu qaban doono Ramada Plaza Hotel ee Magaalada Minneapolis maalinta Axad ee 19 ka bisha November/ 2017 Saacadu markay tahay 17PM – 12:00 AM

Ka soo qeyb kal wacan

Comments are closed