abaaraha
|

Ogsysiis ku socda Jaaliyada Soomaaliyeed ee Norway, Kulanka Gurmadka Abaaraha

biyo-dhaamin-816x459-610x380Anaga oo ah maamulka jaaliyada waxaan si xushmadleh uga codsaneynaa muwaadin kasta oo reer Puntland ah inuu kasoo qeyb galo kulan ka gurdmadka abaaraha. Maamulka jaaliyadu waxuu balan qaadayaan iney si toos ugaarsiindoonaan cawimaada gudiga gurmadka abaaraha Puntland.

Goobta iyo waqtigu waa
Salaama restaurant, Motzfeldsgate 5 Grønland, 10.12.16 kl.16.30

Maamulka Jaaliyada
Hirsi Ali tlf 91884343
Ubah Abshir
Mohamed Farah tlf 91884343
Mohamed Abdi tlf 97656231
Cawil Yasin tlf 91269523
Jama Yusuf
Nuur Aluula tlf 48610061

………………………………………………………. ………………………………………………
Hirsi Ali Mohamud Cawil Yasin

Comments are closed

bursaalax2 14872462_1518310131519260_484851098_n