abaaraha
|

Photo News: Xulka kubadda cagta gobolka Nugaal oo bilaabay tobabaro ay ugu diyaar garoobayaan koobka gobolada Puntland.

(Garowe Pi ) Garoonka kubadda cagta ee Mire-Awaare ee magaalada Garowe oo dhawaan uu ka furmayo tartanka kubadda cagta ee gobolada Puntland ayaa waxaa tobabaro uga bilaabmay xulka matalayay gobolka Nugaal ee marti galinaya koobkaan.

Warbaahinta Puntlandi.com oo horey idinkugusoo gudbisay warbixino la xiriira diyaar garowga tartankaan ayaa haatan idiin soo gudbinaysa sawiro ku saabsan ciyaartoyda gobolka Nugaal iyo tobabarkooda u bilaabmay.

DSC00227 DSC00230 DSC00231 DSC00232 DSC00235 DSC00238 DSC00240 DSC00241 DSC00242 DSC00244 DSC00248 DSC00249 DSC00250 DSC00251 DSC00252 DSC00253 DSC00254 DSC00255 DSC00256 DSC00257 DSC00259 DSC00260 DSC00261 DSC00262 DSC00263 DSC00266 DSC00267

Fadlaan ilaali xuquuqda sawirada oo haku xadgudbin

garowe@puntlandi.com

 

 

Comments are closed