Puntland Dioaspora Forum (oo Tacsi diraya (Wadamada qaarkood Tacsida ay nasoo gaarsiiyeen)
Puntland Diaspora Forum iyo Laamahooda Caalamka oo tacsi diraya
(Puntlandi.com;- Cududaar yar, tacsidaan waxaa nala soo gaarsiiyey isla shalay, anagoo aad mashquul u ahayn waan ka cududaaranaynaa)
waatan tacsidii PDF
Xarunta guud ee PDF
Ururka Puntland Diaspora Forum asagoo ku hadlaya magaca Qurbo-joogta reer Puntland wuxuu tacsi tiiraanyo leh u dirayaa qoyskii, eheladii iyo ummadda Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday marxuum Madaxweyne Cabdullaahi Yusuf Axmed oo Jimcihii, March 23, 2012 ku geeriyooday Dalka Isutagga Imaaraadka Carabta.
Waxaa ururka PDF ilaah uga baryayaa marxuumka in Allaah naxariis iyo danbi dhaaf siiyo, eheladiisa iyo shacabka Soomaaliyeed ee uu ka geeriyoodayna samir iyo iiimaan ka siiyo. Waxaa ururku xasuusinayaa ummadda Muslimka ah ee Soomaaliyeed inay guttaan xuquuqda dadka Muslimiintu isku leeyihiin oo ah in midkooda dhinta ay u duceeyaan , cafiyaan , xusuustaanna in adduunka noloshiisu tahay ku meel gaar, degaanka rasmiga ahina aakhira yahay.
Waxaa ururka PDF mar labaad ilaah uga baryayaa marxuum Cabdullaahi Yusuf Ahmed inuu naxariis iyo danbi dhaaf siiyo, eheladii iyo shacabka Soomaaliyeedna samir iyo iimaan ka siiyo.
Innaa Lillaahi waa Innaa ilayhi Raajicuun.
PDF Communication team.
—————————————————————————-
PDF- Copenhegan-Denmark
Inaa lillahi wa inaa illayhi raajicuun.
Waxaa inagoo ka tiiraayaysan tacsi u diraynaa dhamaan umada soomaliyeed, Reer Puntland yo Qoyskii iyo ehelkii iyo qaraabada uu ka baxay Illa ha unaxariistee Cabdullahi Yusuf Axmed, Madaxweynihii hore ee dawlada federaalka ee Somaliya.
RABBI ha u naxariistee marxuumku waxaa tacsi gaar ah gaarsiinaynaa xaaskiisii , 4 caruur ah iyo carruurta uu awoowe uu ahaa.
Tacsida Waxaa diraya Jaaliyada Puntland ee Copenhagen
Bootaan Bare Samatar (oo ay saxiib dhow ahaayeen Marxuumka)
Suldaan Axmed Xasan Keenadiid
Oday Cabdi Abshir Aaden
Oday Salaad Ileeye
Oday Faarax Siciid
Oday Cabdi Xasan Abuukar(Cabdi Madoobe)
Oday Khaliif Cali Bare
Nabadoon Maxamuud Geele Cumar
Xaaji Mohamed Hussein Daaniye
DR. Saciid Ahmed Oor
Ali Cabdi Kawis(Cali Qalinle)
Maxamed Xasan Gelle
Xildhibaan Ibraahim Dhaqane
Ing. Cumar Maxamud Cabdi
Husein Beynax Bare iyo Marwadiisa Haliima Abuukar Hileye
Cabdirsaaq Abuubakar (Namhaan) Gudoomiyaha PDF-Copenhegan
Mohamud Ahmed Cali Ilweyn(Ilkacase)
Mohamud Cali Xirsi (Helow)
Faarax Ciise
Cabdi-Shaahid Mahamed Bare
Shiekh Shiine Xirsi Nuur
MAHAMUUD ABDI
AHMED MAHAMED ISSE(DHAKAL)
CABDULLAHI AHMED (GAMEEYRE)
AHMED MAHAMED
SULDAAN MAHAMED MAHAMUUD
ABDULLAHI MAHAMED MAHAMUUD
MULAAXO XARAARE
MARYAN JAMAC AaR
CAASHO XIRSI NUR
XAAWO ABDI ABSHI
FARHIYO XASAN SACIID
SAHARO FAARAX CIISE
SUREER ALI MAAD
ISIR MAHAMED WARSAME
ABSHIRO ABDULLE YUSUF
FAADUMO ALI MAHAMED
SACIIDO CUSMAN
ABDIRASHIID KHALIF ALI
MAHAMED ALI ABDULLE
ABDIRASHIID SALAAD (Nuune)
ABDULKAADDIR ELMI YUSUF (Shilbeen)
UBAH MOHAMUD KADAWE
SAID MOHAMED SAID
MOHAMED AHMED MOHAMED ABDUL-KADIR
MAHMOUD SAID OSMAN
BURHAA ABDILLAHI BASHIIR (BILE)KINA ABDI
HALIMA ABDI ALI
ALI ISSA FARAH
ABDIHALIM M .ALI ILWEYN
CABDULLAHIM CALI SHANDHO
ABDEL R.A.HASSAN
LIBAN ALI MOHAMED
ZAMZAM YASSIN AHMED
UBAH MAHAMED ESMAN
SUAAD SAED DAHIR
SAIIDO AHMED DIRIE
MUKHTAR ALI QOOD
SAID AHMED HASSAN
SAHRO MOHAMED ADAN
SAFIA MOHAMED FARAH
SURER ALI MOHAMED
SOFIA YUSSUF ISMAIL
RAMLA ALI MOHAMMED
NAFISA ABDULLAHI MOH
MOHAMED AHMED MOHAME
MOHAMED A. HAASHI
MARYAN M. OSMAN
MAHAMUD OMAR
MAHAMED ALI ADEN
MAHAD ALI MAHAMED
MOHAMUD FARAH WARSAM
MOHAMOD OMAR MOHAMED
MARIAM MAHAMED HIRSI
MAHAMED ABDI FARAH
LEILA ALI HASSAN
KIFAYO SALAD ISE
HALIMA ISSE ALI
HUSSEIN A KHALIF
HODAN YUSUF
HINDI CABDISALAAM
HAAWA ABOI ABSHIR
FADUMO MOHAMED ALI
FARHEA HASSAN SAED
FAADUMO MOHAMED FARA
DEKA MOHAMED ADEN
ALI MUSE GELLE
KAMAAL ABDIRAHMAAN NUR
AHMED ALI YUSUF
ABDULLAHI MOHAMUD ABDULLAHI
ABDULLAHI K. MUSE
ABDIRASCHID ALI MOHA
ABDIHKIIN NUR DIRIE
ABDI R SALAD MOHAMUD
ABDI MOHAMED HASSAN
AYAN XASSAN AHMED
ASLI ABSHIR FARAH
ASHA HERSI NUR
AIDARUS JAMA FARAH
A.D.DAHIR JAMA ALI DAHIR
ABDULLAHI ADEN GULLE
—————————————————
UK
Anagoo ku hadleyna Magaca Jaaliyada reer Puntland ee Uk, waxaan Tacsi u direynaa Qoyskii iyo Qaraabadii, Shacabka
PDF-Denmark
Puntland Diaspora Forun -Denmark
Gudiga Jaaliyada PDF-Denmark iyagoo ku hadlaya magaca Jaaliyada guud ahaan Waxay ka tacsiyeynayaan Geerida Madaxweyneheenii Qaaliga ahaa Cabdullaahi Yusuf Axmed, Waxay si gaara tacsi ugu dirayaan Jaaliyadu Qoyska Reer Cabdullaahi Yusuf oo kala ah
1- Marwo Xaawo Cabdi Samatar(Xaaska uu marxuumku ka tagay) iyo caruurteeda oo kala ah
- Mohamed Cabdullahi yusuf
- Axmed Cabdullahi Yusuf
- Maryan Cabdullahi Yusuf
- khadiija Cabdullahi Yusuf
Gudiga Jaaliyadu iyagoo ka tiiraanyeysan Geerida Marxuumka Waxay guud ahaan Qoyska Reer Yusuf Yeey Illaahay uga baryayaan inuu samir ka siiyo.
Jaaliyadu waxay kaloo tacsi aan lasoo koobi karin u dirayaan dhamaan umada Soomaaliyeed , Gaar ahaan Reer Puntland geerida ku timid Madaxweyneheen Marxuum Cabdullahi Yusuf.
Waxaa nasoo gaarsiiyey Gudiga PDF-Denmark
1.C/salaan Cali Askar (Gudoomiyaha PDF-Denmark)
2-Maxamed Jaamac sooyaan(Gudoomiye xigeenka)
3-Cumar M.Ahmed Shirwac(Xisaabiyaha)
4-C/malik M: Faarax Gaas(xiriiriyaha gudaha iyo dibada PDF- Denmark)
Marxuumka Waxaan Illaahay uga baryaynaa Jano waartab iyo Dambi dhaaf.
AAAAmiiiin.
————————————————————————
PDF- Norway
jaaliyada reer puntland ee Norway
TACSI TIIRAANYO LEH INAA LILAAHI WAA INAA ILAAHAY RAAJACUUN
saakay ayaa dadka somaliyed ee ku nool wadanka Norway waxay u ahayd maalin naxdin leh dakib maqalkii madaxwayni hiire ee somaliya marxuum cabdulahi yusuf axmed oo ku geeriyooday Isbitaal ku yaala dalka Isutaga Imaaraadka Carabta.
waxaa tacsi tiiraanyo leh halkaan ka diraya
dhamaan Jaaliyada reer puntland ee ku nool wadanka Norway odayaasha,culuma udiinka, ganacsatada,haweenka, dhalinyarada,siyaasiyiinta,iyo ururka PDF puntland diaspara forum ee jaaliyada reer puntland
oo kala ah
(1) gudomiye C/qaadir Maxamed Jaamac:
(2)Maxamed Khaliif Cali
(3) Axmed Raage Maxamed
(4) C/naasir Maxamed Faarax (dhulqas)
(5) Saciido Maxamed Jaamac
(6) Faadumo Muuso Yuusuf
(7) Xassan Wardheere
(8) Ciiro Axmed Xassan (dr ligle)
jaaliyada
(1) Gashanle Sare Qaasin Xaaji Adan
(2) C/raxamaan Sanyare
(3) Shiino Cadceed
(4) C/laahi Cisman Wacays
(5) Maxamed Cali Qood
(6) Maxamuud Cisman Yare
(7) Sucaad
(8) C/siis Yuusuf Maax
(9) Shucayb mumin
(10) Maxamed Xassan Tunyare
(11) Shiikh Maxamuud
(12) Maxamuud Cali Xirsi
(13) Dr. C/qaadir (Qaarmadoobe)
(14)murwo Khadiijo cismaan farax
(15)Hodan Xuseen axmed
(16)hooyo caasho cabdilahi
(17)Ing Mahamud muure (buraale)
(17)xildhibaan Ubax cabdiqadir
(18) Jaamac maxamud cadde
(19)shirdoon
(20) maxamed jamac (Qaldhere)
(21)Xaliimo cabdi diriye
(22) murwo xaawo saciid jamac
(23) murwo faadumo farax xaashi
(24)mahad cabdulahi kali
(25)cabdiwali dharbaaxo cilmi
(26) cabdi kilwe jamac
(27) cabdiraxman cilmi xashi dhagay
(29) cabdiraxman axmed aden (sarax)
(30)cabdirashid cali xaad
iyo inta kale ee anaanan halkaan ku soo koobi karin oo tacsida diraysaba waxaan marxuunka ilaahay oga baryaynaa in uu ilaahay janatu fardowsa ka waraabiyo dadka somaliyed ee uu ka geeriyoodayna samir iyo iimaan ka siiyo gaar ahaan qaraabadii iyo ehelkii saaxiibadii uu lahaa dhamaan ilaahay samir ha ka siiyo aamiin aamiin
————————————————————————-
UK- Ururka Sahal
Ururka Sahal oo saldhigiisu yahay magaalada London waxuu tacsi u diraaya dhammaan ummadda Soomaaliyeed, eheladii iyo asxaabtii uu ka geeriyooday Allaha u naxariistee Madaxwayne Abdullahi Yusuf Ahmed oo 23/3/2012 ku geeriyooday magaalada Abu-dhabi, Imaaraatka Carabka.
1. Hersi Muse Hersi
2. Abdirashid Dahir Ahmed
3. Abdullahi Abdisalam Ashkir (Garoon)
4. Abdirashid Mohamed Dahir
5. Caaqil Abdirizak Abdullahi Camay
6. Muhyadiin Abdullahi Abshir
7. Mohamed Abdullahi Gacmo-dheere
8. Hersi Haji Jama
9. Abdideeq Shire Farah
10. Khalif Haji Mandela
11. Ahmed Sheelere
12. Gen. Hussein Shuqul
13. Col. Abdirahman Dahir Barkhadle (Ilko-wayne)
14. Abdi Hassan
15. Jamal Sh. Ibrahim
16. Dr. Abdirahman Cunaaye
17. Eng. Abdullahi Abdulkadir Faataxo
18. Dr. Ciise Haji
19. Omar Ahmed Salah
20. Shiikh Ibrahim Muuse
21. Abdikhayr Cibaar Sardheeye
—————————————————
ururka Somali street children ‘Association
Asc ww Salaanta muslimka kadib anaga oo ah ururka Somali street children ‘Association Waxan tacsi tiiraanyo leh halkan uga diraynaa dhamaam ummadda Soomaaliyeed meel ay joogtaba iyo ummadda ree Puntland waxaan kale oo si khaas ah tacsi ugu diraynaa qoyskii iyo eheldii uu ka geeryooday halyeygii Soomaaliyeed Abdullaahi Yusuf Ahmed.
Waxaan leenahay Inaa lilaahi waa inaa ilaahi raajucuun ilaahay jannatul firdows haka waraabiyo.
Waa geeri naxdin leh.
Maamulka sare ee ururka ee xaruntiisu tahay wadanka Danamark iyo Soomaaliyaba.
Awil Abdi Farah
Hassan Maxamed Ali A/Khadar Jama Farah
Said Aden Farah
——————————-
Tacsida halkaan ku daabacan waxaa lagu darayaa Buuga Tacsida Marxuum Madaxweyne Cabdullahi Yisif , waxaa buuga loo gudbinayaa Dowlada


