|

Puntlandi oo helay liiska magacyada Siyaasiyiinta Puntland ee gudbiyay codsiga in laga dhigo wasiir,lakiin aan 100 Shilin ku darsan Abaaraha dadkood Puntland haysta. Ogow waa Musharxiinta M/weyne ee Puntland ee berri

Warsidaha Puntlandi ayaa helay liiska shakhsiyaadka kasoo jeeda Puntland ee isugu jira Rag Iyo Dumar, kuwaas oo CV u geystay Raisal-Wasaare Xassan Khayre Inuu Wasiir Ka Dhigo.

Shakhsiyaadkan kuna jiro mid kaliya oo u damqaday shacbigiisa Puntland er Abasrta xumi naafeysay,lakiin waxay noqon donaan Musharixiinta Madaxweyne ee Puntland ee sannadka 2019

Halkaan hoose ka akhriso magacyadooda.

1) Safiir Axmed Ciise Cawad
2) Cali Xaaji Warsame
3) Xildhibaan Liibaan Cismaan
4) Xildhibaan Maxamuud Xayir
5) Muxiyadiin Cali Yuusuf
6) Siciid Cabdulaahi Dani
7) Juxa
9) Burhaan Diyo Miyo
10) Shiino Xaaji Bashiir
11) Xildhibaan Cabdicasiis Qambi
12) Senator Maxamuud Mashruuc
13) Xildhibaan Saleebaan Xuubsireed
14) Senator Shukri Aadan Camay
15) Yaasiin Beeldaaje Cabdulaahi
16) Faysal Siciid Dheere
17) Safiyo Cabdulaahi
18) Axmed Faarax Yare
19) Cabdixakiin Amxaar
20) Maxamed Cabdirisaaq Abuu Bakar
21) Cabdixaafid Cali Yuusuf
22) Sakariye Maxamuud Ciise
23)  Caasha Geelle Diiriye
24) Maxamed Cabdirixmaan Faroole
25) Siciid Sanweyne
26) Cali Cabdi Awaare
27) Cabdisamad Maxamuud Galan
28) Cabdi Barre Jibriil.

Puntlandi.com

Fiiro gaar ah : Waxaanu Beel kaliya u soo daabacnay waxaa weeye waxaanu ognahay in Caamada iyo inta Uurka ka jirani ku raaxeystaan wax ka sheega Beesha Majeerteen

“AFEEF: Ninkii kheyrkii loo xiirayow, soo qoyso adiguna “

Comments are closed