abaaraha
|

Qaylo dhaan : – Aqoonyahan Faysal Rooble ” Deg deg ha loogu gurmado Dadka Abaaruhu waxyeeleyeen “

faysal-rooble
Aqoonyahan Faysal Rooble

FARIINI WAA QAAN

Qaylodhaan Rer-Puntland iyo Soomaalida soo Raacdaba

Xamar iyo Dawlada dhexe waxba uma qaban rabaan umada dhiboon ee abaaruhu ku habsadeen. Villa Somaaliya iyo xulifadoodu doorashada xaaraanta ah ayaa wax kasta kala weyn.

300,000 in kabadan oo reer Puntland ah ayaa daafaha aduunka ku nool. Waa markii la idiinka baahnaa gargaar.

Cidna kuuma maqnaa ceelna kuma qodna. Fadlan XAWAALADA AMAL ee kuu dhaw tag oo $100, $200 iyo waxii aad awoodo ugu tabaruc.

This is time to help!!

Comments are closed

aet