|

Real Madrid oo shaqadii ka eridey tababarihii kooxda

carlo-ancelotti-psgKooxda Kubada Cagta ee Real Madrid waxay shaqadii ka erisay Carlo Ancelotti oo ahaa tababarihii kooxda waxaa sidaas warsaxafadeed ku cadeeyey Caawa 25.05.2015 Madaxweynaha Kooxda Florentino Perez.

Tababare Ancelloti wuxuu Real u horseedey iney ku guuleystaan Champipn leaga sanadkii hore laakiin Horyaalka sanadkaan ayuu labadaba LA Liga iyo Champipn Leagaha wuxuu ka keeney guul daro tasoo horseedey in uu shaqadiisa waayo.

Real waxay hada bilaabayaan iney ugaarsadaan Tababaraha buuxin doona Booska Ancelotti.

Puntlandi

Comments are closed