|

RW Kheyre oo New York kula kulmay Wasiirka Arimaha Dibada Ruushka

Raysal wasaaraha Soomaaliya Xasan Kheyre ayaa Golaha Qaramada Midoobey ee New York wuxuu kula kulmay Wasiirka Arimaha Dibada Ruushka Mr.Sergey Lavrov.

Labada Masuul ayaa waxay kawada hadleenn xiriirka labada Dal iyo ladagaalanka Argagixisada.

Wararka Puntlandi ka helayaan Diblamasiin ku sugan New York ayaa waxay sheegayaan in Raysal Wasaare Kheyre uu Wasiirka Arimaha Dibada Ruusku uu gudoonsiiyey Casumaad Kheyre lagu Casumay Moskow.

Wixii kasoo kordha New York kala soco Puntlandi.com


You must be logged in to post a comment Login