|

Safiyo Abdi Nuur oo noqotay gabadhii u horeysay ee laga soo doorto Gobolka Waqooyi Bari ee Kenya



Safiyo Cabdi Nuur ayaa noqotay Gabadhii u horeysay ee Baarlamaanka Kenya kasoo gasha Gobolka Soomaalida ee Waqooyi Bari Dalka Kenya.

Safiyo waxay ka sdkaatay Ninkii la tartamayay Axmed Ibrahim Cabaas.

Labada Murashax waxaa u dhexeeyey cod gaaraya 300, Safiyo waxay heshay 6001 oo cod Cabaas uu helay 5705 oo cod.

Puntlandi
Nairobi

Comments are closed