|

Sawirada Maanta: Xildhibaan Xidig, Xaaf, Shariif Xassan Iyo Sayid Axmed Iyo Kismaayo

Madaxda maamul goboleedada ayaa si habsami leh ugu qulqulaya magaalada Kismaayo ee Jubbaland, halkaas oo la filayo in galinka dambe ee maanta uu ka furmo shirka maamul goboleedada.

Garoonka diyaaradaha ee magaalada Kismaayo ayaa laga dareemayaa mashquul badan, waxaana la sugayaa Madaxweynaha Puntland Cabdi weli Maxamed Cali Gaas oo kaso duulay garoonka Boosaaso.

Hoos Ka Daawo Sawirada Maanta Iyo Kismaayo;-

www.puntlandi.com.

You must be logged in to post a comment Login