|

(Sawiro) Liiska Guddiga Sanduuqa hormarinta Gobolka Mudug oo laso Bandhigay

Guddiga Sanduuqa hormarinta Gobolka Mudug ayaa si habsami leh u wada hawlahooda shaqo,waxaana magaalada Gaalkacyo uga socda shirar ay yeelanayaan,kuwaas oo ay uga wada tashanayaan sidii looga Mira dhalin lahaa Sunduuqa hormarinta Gobolka Mudug.

Waxaana markii ugu horaysay Warsidaha Puntlandi soo gaaray Liiska Guddiga oo ka kooban 27-xubnood,kuwaas oo kala ah;-

1-Amiir maxamuud yusuf ciise:- Gudoomiye
2-eng.cumar cabdile maxamed (dheere) gud.kuxigeenka 1aad
3-DrsMaymuun Faarax samatar gud.kuxigeenka 2aad
4-eng.c.rasaaq burgal . Xoghayn
5-C.naasir cigaal xirse( faras cade) -xubnaha
6-sh.adan cigaal-xubin
7-Sul.c.salaam sh.maxamud xubin
8-ugaas c.qani maxamed geele xubin
9-Dr.cali c.laahi xubin

Xubnaha kale:-

10-C.fitaax Maxamed sugulle
11-Caashe geele diiriye
12Jaamac xasan axmed
13-Xoosh sh.xuseen Axmed
14-Maxamed cabdile cilal
15-Mursal cabdi farasle
16-Maxamud awfarah
17-C.qaadir Faarah xirsi
18-Gorad guufe xasan.
19-Xabiib xirsi bare xaalays
20-Cali Adan saldaat
21-Yasiin Maxamed cali
22-cabdal Cabdale jaamac
23-Takar macalin Daahir
24-Bashiir Aw jamac xasan
25-c.raxman warsame jaamac
26-sh.maxamed Macalin Axmed
27-cali jamac cali foos.

Dhowaan ayay ahayd markii Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali uu Daahfuray Sanduuqa hormarinta Gobolka Mudug,ka dib markii Madaxweynuhu uu isbadal ku sameeyay Gobolka Mudug todobaadyadii koobnaa ee uu joogay.

Dadweynaha gudaha iyo Jaaliyadaha ayaa laga filayaa inay door ka qaataan Sanduuqa hormarinta Gobolka Mudug oo bilow u ah Sanduuqyo kale oo laga hirgaliyo gobolada Puntland.

Si kastaba ha ahate,Ummadda reer Puntland oo isku tashtay ayaa rajaynaya inay door ka qaataan hormarinta Puntland-ta cusub.

Hoos Ka Daawo Sawirada;-

Sugule 4 Sugule 1 Sugule 2 Sugule 3

www.puntlandi.com.

Comments are closed