abaaraha
|

(Sawiro) Madaxweynaha Puntland Oo Booqday Xabsiga Wayn Ee Boosaaso

Xirfado kala duwan ayaa la baray Maxaabiista ku xiran Xabsiga wayn ee magaalada Boosaaso, waxaana xirfadaha la baray looga gol leeyahay inay ku shaqaystaan marka ay dhamaystaan mudada xabsigooda.

Madaxweynaha Puntland ayaa maanta Kormeer ugu tagay, waxaana uu Indhaindheeyay Xabsiga iyo sida uu u shaqeeyo, isagoo u mahadceliyay Saraakiisha Xabsiga haysta.

Waxaa Madaxweynaha looga Warbixiyay Xirfadaha la baray Maxaabiista iyo sida ay Noloshoodu tahay waqtigan, waxaana uu la dhacay hawshu sida ay u socoto.

Hoos Ka Daawo Sawirada;

img_4247 img_4249 img_4324 img_4325 img_4329 img_4366  img_4425 img_4487 img_4497 img_4502 img_4511 img_4534 img_4538 img_4559 img_4563 img_4570 img_4589 img_4609 img_4610 img_4613

www.puntlandi.com.

You must be logged in to post a comment Login

bursaalax2 14872462_1518310131519260_484851098_n