|

(Sawiro) Maxaa Maanta Ka Cusub Magaalada Garowe Ee Caasimada Puntland

Dadka la Nool Cudurka HIV IDS-Ka ayaa samaystay Dalax ay ku midaysan yihiin, taasi oo ay doonayaan in ay ka shaqayso daryeelkooda.

Madaxweyne ku xigeenka Puntland Injineer Cabdi Xakiin Cabdullaahi Xaaji Cumar Camay, ayaa Daahfuray Dalada, waxaana lagu magacaaba Daryeel.

Ururkan ayaa xafiiskoodii ugu horeeyay ka furtay magaalada Garowe ee Caasimada dawlada Puntland ee Soomaaliyeed.

Dadka la nool cudurka HIV IDS-Ka, ayaa sheegay inay isdaryeelayaan, hasa yeeshe ay u baahan yihiin in Ilgaar ah lagu eego.

Hoos Ka Daawo Sawirada;-

www.puntlandi.com.

 

You must be logged in to post a comment Login