|

(Sawiro) Munaasabad Lagu Xusay Maalinta Calanka Soomaaliya Oo Ka Dhacday Qardho

Munaasabada oo ahayd mid lagu maamuusayay Maalinta Calanka, ayaa ka dhacday sugsiga sare ee Imaamu Nawawi ee magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar.

Waxaa Munaasabada ka qayb galay Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka gobolka Kakaar, maamulka degmada Qardho, Arday Waalidiin iyo marti sharaf kale.

Barnaamijka ayaa waxaa soo qabanqaabiyay  Fasalka saddexaad ee dugsiga sare ee Imaamu Nawawi Qardho, waxaana loo xusay si aad u heer saraysa.

Intii Munaasabadu ay socotay ayaa waxaa laga sheekeeyay dhibaatadii laga soo maray gobonimada iyo taariikhda dalka.

www.puntlandi.com.

 

You must be logged in to post a comment Login