|

(Sawiro) Waxgarad Ka Horyimi Ugaas Lagu Caleemo Saaray Magaalada Boosaaso

Kulan ay ku yeesheen magaalada Boosaaso ee Puntland-Soomaaliya waxgarad ka tirsan beesha Cali Xijiijle ayey sheegeen ugaas dhawaan lagu caleema saaray magaalada in uusan ka mid ahayn.

Odayaasha kulankaasi ka qeyb galay ayaa waxaa ka mid ahaa ku simaha suldaanka beesha Cali Xijiijle Khaliif Ismaaciil Yuusuf, nabadoon Kaarshe Axmad Gallan, nabadoon Siciid Maxamad Jaamac, nabadoon Cumar Xaaji Cabdullaahi iyo waxgarad kale.

Dhammaan waxgaradkii ka hadlay kulanka ayaa sheegay in ugaaska la caleema saaray in uusan ka mid ahayn beesha.

      codka waxgaradka

www.puntlandi.com.

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Comments are closed