abaaraha
|

(Sawirro) 180 qoys oo kamid ah qoysaska abaaruhu saameeyeen ee gobolka Haylaan oo gurmad la gaarsiiyay.

Qayb ka mid ah Jaalliyadda qurba Joogta Haylaan Ee  Norway, London, Maraykank  filand, Sweden  Jarmalka , ayaa 180 qoys oo ka midda Dadka Abaaru saameyeen Ee  Magalladda Berkadda Qol _Ee  Gobolka haylaan   oo     ku  sugan  Banaanka magaalaladda  waxay ugu Deeqeen Bustayaal Ay huwadaan

Qaybinta Agabka oo lagu Daahfuray  Banaanka aqala Tubta Berkadda qol  oo ah Goobta ay dadka ugu badan ku soo xaroodeen ayaa waxaa ka soo qayb galay Guddidda Abaraaraha Magalladda Baragaha  qol Iyo Guurtidda magalada ay ka midd ahaayeen Guurti Cabdalla Saalax Dhagawayn, Jaamac waaberi, Axmed ducaalle Dhaga Horay iyo Guddiga Abaaraha oo ay ka socdeen Badriya  Maxamed Yaasiin, Kiin Cismaan Saalax, Cabdisalaam Qaalim Dalmar iyo Axmed Barre Maxamuud ciise,

Waxaa sidoo kale  Goobjoog Ka ahaa U qayb sanaa Gobolka Haylaan Ee Hay,dda Bulshadda Rayiddkaa Ee Puntland (PUNSAA) Naciimo Muuse Cilmi Oo ay Jaalliyaddu  U soo wakiilatay  Deeqdan inay Gaarsiiso Dadkan , iyo Dadkoo qaadanayey Bustayaashan Xaadir Goobta KU ahaa,

Jaalliyadda Qurba Joogta Gobolka Haylaan  Ayaa qayb ka ah  U Gurmashadda Dadka Abaaru saameeyeen Ee Gobolka Haylaan ayagoo 5tii Bilood la soo dhaafay Bixinayey Gar Gaar Joogto ah oo  ay ugu  tabarucayaan dadka Taabalaysan oo isugu jjira Biyo Raashin Iyo Butayaasha Maanta La qaybiyey  waana Markii 2aad Ee Bustayashan Gobolka lagu qaybshay  waxay ahayd  3dii bishaan markii 140 qoys oo ku sugan Magaalooyinka Dhahar Booda_cad Bustayaashan Loo qaybiyey.

16790857_1332902946770893_1422638404_n 16790502_1332902643437590_1217572952_n 16780629_1332902586770929_512604673_n 16780424_1332913510103170_1790351227_n 16780117_1332902996770888_87053344_n (1) 16780117_1332902996770888_87053344_n 16780197_1332903570104164_952753311_n 16780262_1332904186770769_1861585308_n 16779857_1332903736770814_695063610_n 16754339_1332903533437501_308139357_n 16754347_1332903683437486_1661293614_n 16754720_1332904236770764_691777402_n 16753954_1332912256769962_287788545_n (1)

Puntlandi.com

 

 

You must be logged in to post a comment Login

aet