|

(SAWIRRO) Ciidanka PSF-ta Puntland oo burburiyay saldhig Shabaabku ku lahaayeen Calmadow.

Ciidamada Amniga Puntland (PSF) ayaa waxay saaka 19 June, 2017 weerar ku qaadeen goobo ay ku sugnaayeen maleeshiyada ka tirsan ururka argagixisada Al Shabaab ee ku dhuumaalaysta Buuraha Cal Madow,Puntland.

Weerarkan ay ciidamada Amniga Puntland ka fuliyeen goobahaas ayaa waxay ugu geysteen cadowga Al Shabaab khasaare xooggan oo iskugu jira dhaawac iyo dhimasho; waxayna ku burburiyeen saldhigyo ay ku dhuumaystaan cadowga Al Shabaab oo ku yaal Buuraha Cal Madow.

DAAWO SAWIRRADDA.

Comments are closed