|

(SAWIRRO) Dhaawacyadii Turkiga ka qaaday Mqudisho oo la gaarsiiyay Ankara.

Dhaawacyo gaaraya 35 qof oo ka mida kuwii ku waxyeeloobay Qarixii argagixiso ee Muqdisho ayaa caawa ka degay magaalada Ankara ee dalka Turkiga.

Waxaa garoonka Ankara ku soo dhoweeyay masuuliyiin, ururka bisha cas ee Turkiga, saraakiil iyo howlwadeennada caafimaadka, iyadoo si degdeg loogu qaaday isbitaaladii hore loogu diyaariyay.

Qof waliba oo dhaawac ah waxaa lasocda qof ehel u ah oo wehliya, waxaana halkan hoose idin ku soo ururinay socdaalkii dheeraa ee Muqdish ilaa Ankara iyo sidii loo dejiyay dhaawacyadaasi.

Comments are closed