|

(SAWIRRO) Dowladda Puntland Oo Saxaafada Uso Bandhigtay Markabkii ARIS 13

Dowladda Puntland ayaa maanta magaalada Booasaso ee xarunta gobolka Bari kusoo bandhigtay markabkii ARIS 13, kaasoo dhawaan lagasoo siiayaya kalluumaysato caraysan oo ku qafaashay xeebaha gobolka Gardafu,

Saraakiil iyo Madax ka tirsan Puntland ayaa ka qayb gaay Munaasabada lagu soo Bandhigay Markabka ARIS 13.

Markabkaan ayaa horey looga muujiyay shaki weyn kadib markii la ogaaday inuu ku gooshayay calamada afar wadan iyo inuu socodkiisu gaabna, sidoo kale waxyaabaha la isweydiinayo waxaa kamid ah sababta uu xeebta ugusoo dhowaaday ee sababtay in la qabsado.

 

Puntlandi.com

 

 

 

 

Comments are closed