|

(Sawirro) Guddoomiyaha Midowga Afrika oo ka hadlay socdaalka uu ku tagay Muqdisho.

Guddoomiyaha Midowga Afrika Moussa Faki ayaa safarkiisii ugu horeeyay maanta ku tagay magaalada Muqdisho, tan iyo markii uu la wareegay xafiiskiisa.

Safarkiisa ayuu sheegay inuu qeyb ka yahay u hambalyaynta madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo guushii laga gaaray geeddi socodkii doorashooyinkii Soomaaliya.

Moussa Faki ayaa sheegay inay shacabka Soomaaliyeed la qeybsanayaan xaaladaha adag ee abaarta daba dheeraatay.

Puntlandi.com

 

 

 

Comments are closed