|

(SAWIRRO) Madaxweynaha Soomaaliya oo dhalinyarada Soomaaliya udiray hambalyo ku aadan 15 May

Madaxweyne Jamhuuriyadda Fedreraalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) ayaa goordhaweyd   xuska 15-ka May Malinta Dhalinyarada Soomaliyeed  awgeed ubax xusuus ah dhigay taallada SYL ee magaalada Muqdisho.

Madaxweyne Farmaajo ayaa Dhalinyarada Soomaaliyeed u diray hambalyo ku aaddan munaasabadda 15-ka May oo ah maalinta dhalinyarada Soomaliyeed, Islamarkaana ku beegan sannadguuradii 74-aad ee ka soo wareegtay aasaaskii Ururkii SYL sanadkii 1943-dii.

Ugu dambeyn, Madaxweyne Farmaajo  waxaa Munaasabadda Ubax dhiga ku wehliyey xubno ka tirsan labada gole ee dowladda Somalia, , mas’uuliyiinta Gobalka Banaadir  iyo qaar ka mid ah Ururrada Bulshada Rayidka.

DAAWO SAWIRRADDA.

Comments are closed