|

(SAWIRRO) Madaxweyne Farmaajo oo si diiran loogusoo dhoweeyay Addis-ababa.

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa si heer sare ah loogusoo dhaweeyey Magaalada Adis Ababa waana markii u horeysay ee Madaxweyne Soomaaliyeed Saas loogu soo dhaweeyo Adis Ababa wixii ka dambeeyey Xukuumada Allahau naxariistee Madaxweyne Cabdullaahi Yusuf.

Madaxweyne Farmaajo ayaa waxaa si doiran usoo dhaweeyey Raysal Wasaaradha Itoobiya.

Wixii ka dambeeyey Xukuumadii Cabdullahi Yusuf Markii Madaxweyne Soomaaliyeed Soo booqanayo Itoobiya waxaa soo Garoonka Diyaaradaha si sad u hoosaysa ugusoo dhweyn Jiray Wasiirka Shaqada iyo shaqaalaha.

DAAWO SAWIRRADDA.



Puntlandi.com

Comments are closed