abaaraha
|

Sawirro:-Qoraa C/risaaq Baraag oo Gaalkacyo ku so bandhigay Labo Buug oo mid ka mid ah yahay Qaamuska Eray Bixinta Casriga ah.

C/risaaq Maxame Axmed (C/risaaq Baraag) oo ka mid ah dhaliyaradda Reer Puntland ee qoraayasha ah ayaa Maanta Magaalada Gaalkayco ku so bandhigay labo buug oo ugu magac daray Qosal iyo Qiso iyo Qaamuska Eray Bixinta Casriga ah,kuwaaso oo ku so bandhigay Hotelka Al-jaseera ee Magaalada Gaalkacyo.

Waxana ka so qayb-galay Madasha uu ku so bandhigay Buugaantan Qoraagu ,Aqooyahan,Dhalinyaro,Dhaqaatiir,Haween,Waxagarad,Nabadoono,,Maamulka Degmada Gaalkacyo iyo Kan Gobalka Mudug,iyadoona uu qoraagu aad uga sheekeyay Eray bixinta Bugiisa Qaamuska ah.

Dhamaan dadkii ka so qayb-galay Munaasabada Buugaagtan lagu so bandhigay ayaa sheegay in Buugaagtan ay bulshada Faa,iido badan u leeyihiin,Waxaana ay dhiirigaliyeen Sugaan-yahanada  iyo Qorayaasha Soomaaliyeed.

Ugu,Danbaytii Dadweynihii ka so qayb-galay Manaasabadan ayaa iibsaday Buugaagtii uu qoraagu so bandhigay,iyagoona qoraaga uga Hambalayay sida wanaagsan ee ugu howlayahan in in isagoo da’yar uu wax ka qoro Samaynta Soomaaliga.

IMG_8396IMG_8385 IMG_8384 IMG_8370 IMG_8376 IMG_8379IMG_8358 IMG_8361 IMG_8366 IMG_8353 IMG_8340 IMG_8333IMG_2009 IMG_8320 IMG_8326 IMG_2006 IMG_1984 IMG_1981 IMG_1953 IMG_1963 IMG_1965

IMG_1800 IMG_1793 IMG_1794 IMG_1801 IMG_1802 IMG_1797IMG_1803 IMG_1826 IMG_1830 IMG_1846 IMG_1835 IMG_1831IMG_1802 IMG_1826 IMG_1831 IMG_1835 IMG_1830IMG_1846 IMG_1855 IMG_1861 IMG_1867 IMG_1860 IMG_1862IMG_1868 IMG_1872 IMG_1873 IMG_1876 IMG_1870 IMG_1869IMG_1881 IMG_1872 IMG_1882 IMG_1873 IMG_1876 IMG_1886IMG_1888 IMG_1891 IMG_1894 IMG_1898 IMG_1897 IMG_1895IMG_1901 IMG_1912 IMG_1913 IMG_1909 IMG_1917 IMG_1911IMG_1918 IMG_1923 IMG_1925 IMG_1933 IMG_1928 IMG_1927IMG_1938 IMG_1942 IMG_1944 IMG_1952 IMG_1947 IMG_1946IMG_1953 IMG_1981 IMG_2009 IMG_8320 IMG_8326 IMG_2006 IMG_1984 IMG_1965IMG_8333 IMG_8320 IMG_8326

Comments are closed