|

(SAWIRRO) Sidee ku dhacday dhaarinta xukuumadii madaxweyne Gaas soo magacaabay.

Waxaa Maanta gelinkii danbe 07 August 2017 lagu dhaariyey Qasriga Madaxtooyada Garoowe 38 Wasiir, Wasiirru Dawlayaal iyo Wasiir Ku-xigeeno oo kamid ah golihii Wasiirada Dawladda Puntland ee maanta  Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas magcaabay.

 

RR

 

You must be logged in to post a comment Login