abaaraha
|

(Sawirro) Taliyaha Cusub Ee Qaybta Booliiska Gobalka Mudug Oo Xilka La Wareegay

Taliyaha cusub ee Ciidamada Qaybta Booliiska gobalka Mudug, Kornayl Cismaan Xasan Cowke (Afdalow) ayaa saaka xilkaasi la wareegay.

Munaasabada xil wareejinta ayaa ka dhacday xarunta qaybta, waxaana ka soo qayb galay Maamulka gobalka Mudug, Taliyeyaal iyo Saraakiil.

Taliyihii hore Ciidamada Qaybta Booliiska gobalak Mudug, Cabdiwaaxid Cabdulle Warsame ayaa xilka ku wareejiyay, Taliyaha cusub Kornayl Cismaan Afdalow.

HALKAAN KA AKHRISO DIKREETO:

20170110_095830

HALKAAN KA DAAWO SAWIRRO:
dsc_0003 dsc_0009 dsc_0012 dsc_0018 dsc_0029 dsc_0032 dsc_0035 dsc_0058

dsc_0065 dsc_0046 dsc_0023

Comments are closed