|

(SAWIRRO) Wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare oo sagootisay Agaasme Waaxeed-yo iyo Madax qaybeed koormeere iyo gudoomiye Waxbarashada degmo.

Wasaarada waxbarashada iyo tacliinta sare ayaa sagootisay Agaasime Waaxeed-yo iyo Madax qaybeed koormeere iyo gudoomiye Waxbarashada degmo.

Madaxdaas Wasaaradda Waxbarashada  oo ahaa kuwa ka shaqayeynayey Waxbarashada in ka badan 40 Sano kuwaas oo ka qayb qaatay guulo Waawayn oo Waxbarashada Puntland iyo guud ahaan soomaliya ka qayb qaatay

Sidoo kale Madaxdaa shaqada ka fariistay ayaa waxay ku soo shaqeeeyen daruufo kala duwan una huray naftooda sidii  Waxbarashada Puntland hormar wayn uga gaari lahayd.

Ugu danabayn Wasiirka Wasaaradda Waxbarshada iyo Tacliinat sare  ee Dowlada Puntland Prof: Abshir Yuusuf Aw Ciise iyo Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Waxbarshada iyo Tacliinta sare, Dr Maxamed Cali faarax. Iyo Agaasimaha  Guud Maxamed C/qaadir Cismaan iyo dhaan shaqaalah Wasaaradda iyo Bahda Waxbarsahada Puntland  waxay leeyaihiin mahadsanidin waxayna u rajaynyaan guul iyo nolol Wacan.

DAAWO SAWIRRADDA.

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

Puntlandi.com

 

 
Sidaas daraadeed, waasaaraddu waxay go’aamisay inay howl gab ka dhigto shaqaalaha  hoos ku xusan oo kala  ah:

 

1-Mohamed Ismail Finiin Agaasimaha Waaxda Waxbarashada Tooska ah.

 

2-Safia Ismail Sugule – Agaasimaha Waaxda Waxbarashada Dadban.

 

3- Sahal Mohamed Gacayte – Kormeere Gobolka Bari

 

4-Ahmed Aden Jama – Gudoonka Waxbarashada Degmada H-land

 

5-Isse Mohamed Isse – Madaxa Manaahijta waaxda Tayeynta waxbarashada

Comments are closed