|

(SAWIRRO) Wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya oo si weyn loogusoo dhoweeyay degmada Eyl.

Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Arimaha Gudaha Dawlada Faderalka Soomaaliya Cabdi Faarax Saciid Juxa ayaa maanta gaaray degmada degmada  Eyl ee gobolka Nugaal.

Qaybaha kala duwan dadweynaha ku nool degmada Eyl iyo Maamulka degmada ayaa wasiirka iyo waftigiisa soo dhaweeyey.

Wasiirka ayaa u mahad celiyey dadweynaha magaalada Eyl sida ay usoo dhaweeyeen.

You must be logged in to post a comment Login