|

Sidee xulka kubada cagta Puntland loogusoo dhoweeyay magaalada Muqdisho.

Xulka kubada cagta Puntland ayaa maanta si dhiiran loogusoo dhoweeyay magaalada Muqdisho, iyagoo halkaas uga qeyb galaya tartanka kubada cagta maamul goboleedyada.

Sawirradaan hoose ayaa isugu jira markii ciyaartoydu ay ka duulayeen garoonka kumeel gaarka ah ee diyaaradaha Garowe iyo markay gaareen Muqdisho.

You must be logged in to post a comment Login