|

Sports– Kooxda Manchester United oo cayrisey Tababarihii kooxda David Moyes

Manchester United sanadkaan wuxuu u ahaa sanad madow, bishaan horaanteedii waxaa laga reebey Champion leage, Horyaalja Premie leageu isnacway ka hareen, Waxaa taas uga sii daran ineysan ciyaarayn Champion leage sanadka soo socda.

Sida laga soo xigtey website ka kooxda waxaa saaka shaqada laga eryey tababarihii kooxda David Moyes tasoo sabab looga dhigey inuu masuul ka yahay guul darada soo wajahdey kooxda.

Puntlandi.com
London

Comments are closed