abaaraha
|

Tacsi– Marxuum Xuseen Ismaaciil Aw Maxamuud oo Muqdisho ku geeriyooday

Inaal Ilaah Wa Inaal Illaah Raajicuuun. 

tacsi-3Alla ha u naxariistee Marxuum Xuseen Ismaaciil Aw Maxamuud oo Magaalada Muqdisho ku geeriyooday, Waxaa loo dirayaa Tacsida Hooyo Khadiija Cilmi Cali , Xaaskii iyo Caruurtii uu ka geeriyooday  Allaha u naxariistee Xuseen Ismaaciil Aw Maxamuud iyo dhammaan Ehelka.

Waxaan Illaahay uga baryeynaa Marxuumka Jano waarta iyo dambi dhaaf,Eheljii Caruurtiisii iyo Qaraabada dhamaana Illaahay samir haka siiyo.

Aaaamiiin
Aaaaamiiin
Aaaamiiiin

Tacsidaan waxaa diraya

Khalid Cabdiraxmaan Yuusuf iyo dhammaan reer Cabdiraxmaan Yuusuf

Nimca Faarax Xayir

Shukri Faarax Xayir

Comments are closed