|

TACSI : – Allaah ha u naxariistee Marxuumad Khadiijo Cartan Shire oo xalay ku geeriyootay magaalada Minneapolis ee cariga Mareykanka

INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAJCUUN.

GEERIDU WAA XAQ

Waxaa habeenkii xalay ee sabtida ee taariikhdu aheyd 03.02.2018 Magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota ee cariga Mareykanka ku geeriyootay Allaah ha u naxariistee marxuumad Khadiijo Cartan Shire.

Allaah ha u naxariistee waxaa marxuumada Allaaha Raxiimka ah looga baryayaa dembi dhaaf iyo naxariis, qoyskii ay ka baxday ee reer Cabdullaahi Oorfane iyo reer Cartan Shire Guuye inuu Eebe ka siiyo samir iyo iimaan.

You must be logged in to post a comment Login