|

Tacsi: AUN Hooyo Xaawo Bulxan Warsame (Awdoon) oo dalka Sudan ku geeryootay.

Alle naxariistiisii Jano iyo raxmadiisii ha siiyo Marxuum, Hooyo Xaawo Bulxan Warsame (Awdoon) oo Sabtidii 3 June ku geeryootay magaalada Khartoum ee dalka Suudaan.

Halkan waxaa tacsi gaar ah ka diraya qoyska hooyo Maryan Faarax Warsame (Awdoon) oo kala ah.

Faadumo Cali
Maxamed Cali
Iimaan Maxamed
Cabdikani Maxamed
Cabdimalik Maxamed
Ayaan Maxamed
Cabdicasiis Maxamed
Miski Maxamed

Rabbi samir hanagasiiyo Hooyo Xaawo,waxaana qoyska iyo dhammaan reer Awdoon uga tacsiyeeneynaa geerida Hooyo Xaawo oo xasuusteeddii nugu beernaan doonto.

Comments are closed