|

Tacsi— Axmed Maxamed Cabdi oo ku geeriyoodey deegaanka Xeraale ee Degmada Caabudwaaq

Jaaliyada Puntland ee Denmark ayaa ka tacsiyeynaysa Geeridii ku timid Alla ha u naxariistee Marxuum Axmed Maxamed Cabdi oo 24.12.2016 ku geeriyooday deegaanka Xeraale oo hoostaga Degmada Caabudwaaq.

Jaaliyadu waxay Geerida marxuumka uga tacsiyeynayaan Cabdinasiib Sheikh Xuseen oo ka tirsan Gudiga fulinta ee Jaaliyada geerida ku timid Sodogiis.

Marxuumka waxaan Illaah uga baryeynaa Jano waarta iyo dambi dhaaf.

Aaaaamiin Aaaaamiiin
Aaamiiin Aaaaaamiiin

Comments are closed