abaaraha
|

Tacsi– Jaamac Maxamuud Hassan ( jaamac Dhagahoor) oo 5.12.2016 ku geeriyooday Buurtinle G. Nugaal

tacsi-3Alla ha u naxariistee Waxaa 05.12.2016 Degmada Buurtinle ku geeriyooday Marxuum Jaamac Maxamuud Hassan ( jaamac Dhagahoor), waxaa lo tacsiyeynayaa Ehelkii,QarAbadii iyo Asxaabtii uu ka baxay, Marxuumkana jano waarta baan Eebe uga baryeynaa.

Aaaamiin Aaaamiin…

Waxaa tacsida nasoo gaarsiiyey
Abshir Shiikhdoon

Comments are closed

aet