|

Tacsi Marxuum CAbdi nuur diiriye Mohamed (Buulale) oo Gaalkacyo ku geeriyooday

Jaaliyada Puntland ee Danmark waxay ka tacsiyaynayaan Geeridii ku timid Adeer Cabdinuur diiriye Mohamed (Buulale) oo 10.4.2017 ku geeriyooday Magaalada Gaalkacyo.

Jaaliyadu iyagoo ka tiiraan yaysan waxay sigaara ugu tacsiyeynayaan Fardowso Buulale geerida ku timid Aabaheed, iyo Saciid Bardacad geerida ku timid Adeerkiis.

Waxaa sidoo kale Tacsi gaara loo dirayaa dhamaan ilma Buulale iyo Qoyska Reer Maxamed Diiriye.

Marxuumka waxaan illaahsy uha baryeynaa Jano waarta iyo Dambi dhaaf.

Aaaamiin Aaaamiin
Aaaamiin Aaaamiin

Comments are closed