|

Tacsi Marxuum Shirwac Cabdirashiid Maxamed oo ku geeriyooday Lund Sweden

Anigoo ku hadlaya magaca reer Warsame Yaasiin Cismaan iyo xaaskeyga, caruurteyda, waxaan tacsi u direynaa walaalkey Cabdirashiid Maxamed Aadan iyo walaashey Luul Cali Xasan oo wiilkoodii marxuum Shirwac Cabdirashiid Maxamed ku geeriyooday magaalada Lunde ee dalka Sweden.

” Geeridu waa xaq, eeboo u naxariiso oo janno fardowsa ka waraabi, annagoo dhan iyo ehelada uu samir iyo iimaan naga siiyo.

AAMIIN AAMIIN AAMIIN

Mahadsanidiin

Waxaa idin soo gaarsiiyey Farah Yassin Osman

Comments are closed