|

Tacsi—Marxuumad Safiyo Bootaan Cilmi Gurey oo Laascaanood ku geeriyootay

Waxaa tacsi loo dirayaa dhamaan reer cilmi gureey iyo ilmo cabdinuuur xashi geeridii naxdinta lahayd ee ku timi safiyo bootaan cilmi gureey oo xalay oo jimca ahayd taariikhdana ay ahayd 7/7-2017 ku geeriyootay magaalada laascaanood.
Waxaan ilaah uga baryeynaa marxuumadda in ilaah u fududeeyo su.aalaha iyo shidada qabriga.
Una waasaciyo qabriga janatul fardowsana ka waraabiyo.
Aamiin

Waxaa tacsida nasoo gaarsiiyey
Maxamuud Cumar Bulqaas oo Copenhegan-Denmark degan

Comments are closed