abaaraha
|

Tacsi Marxuumad Xabiibo Kaahiye Cali oo ku geeriyootay Talyaaniga

Asc Inaa lilaah wa Inaa raajucuun

tacsi-3waxaan halkan Tacsi tiiranyo leh looga diraya Ehelkii iyo Qaraabadii Ay ka baxdey Marxuumad Xabiibo Kaahiye Cali oo ku Geeriyotey Dalka Talyaaniga 06.12.2016.

Marxuumada Waxaa Illaahay uga baryeynaa Janatul fardoosana in alaha ka waraabsho.
Guud ahaan intey ka baxdeyna Samir iyo iimaan Illaahay haka siiyo.
Aaaamiin Aaamiin

Tacsidan waxaa diraya Ilmo Ahmed Farax Maxamed.

Comments are closed

aet