|

Tahniyad dhalasho– Aabe Cabdiraxmaan Aaden shukri xaaji xusen iyo Hooyo Kowsar Cali mursal maxamud gurey oo wiil ugu dhashay Denmark


Waxaa tahniyad dhalasho loo dirayaa Cabdiraxmaan aadan shukri iyo Kowsar Cali Mursal oo wiil ugu dhashay 5 okt.2017 Magaalada Aarhus ee Dalka Danmark,Wiilkaasoo loo baxshey Xamsa.

Dhamaan labada Qoys ee Reer Xaaji Xuseen iyo Reer Maxamud Guray ayaa iyana loo tahniyeynayaa.

Ilaahay hasoo barbaarsho wiilka hana ka dhigo mid anfaca Dadkiisa, Diintiisa iyo Dalkiisa.

Aaaamiin Aaaamiin

Comments are closed