|

(VIDEO) Culimada Puntland oo si kulul uga hadlay Qaraxii ka dhacay Muqdisho.

Garowe (Puntlandi.com) Culima’awdiinka Puntland, ayaa si kulul uga hadlay Qarixii Ka dhacay magaalada Muqdisho Gaar ahaan Isgoyska Soobe. Sheikh Maxamuud Xaaji Yusuf oo kamid ah culimada ayaa tacsi u diray eheladii dadkoodii lagu laayey qaraxii foosha xumaa ee lagu gumaaday dad shacab ah oo ku sugnaa goobahooda ganacsiga.

Sh. Maxamuud Xaaji Yusuf ayaa ugu baaqay dowladda Puntland iyo shacabka Puntland in ay gar gaar deg deg ah u fidiyaan walaalahood Soomaaliyeed ee lagu xasuuqay qaraxii ka dhacay Xamar.

Halkaan ka daawo muuqaalka.

Puntlandi.com

Comments are closed