abaaraha
|

Daawo Video Adoyaasha Maxamuud Garaad oo si kulul uga hadlay Internetka dheereeya oo Soomaaliland ka hor istaagtay Laascaanood

Cuqaasha iyo Waxgaradka kasoo jeeda gobolka Sool ayaa maamulka Somaliland ku eedeeyey in ay ka baxeen heshiisyo ay hore ula galeen Somaliland oo ka dhacay Adhicadeeye iyo Awrbogays, Amnidaradda ka jirta Gobolka Sool, iska horkeenka beelaha wada dega gobolja Sool, iyo is hortaag lagu sameeyey internetla shirkada isgaadhsiinta ee Golis oo ka howlgasha Puntland iyadoo loo xanibayo mid laga leeyahay Hargeysa.

Odayaashan oo intooda badani ahaayeen kuwo Somaliland u Dhuundaloola oo xidhiidh la lahaa belse laga guurey ayaa Somaliland ugu baaqay in ay ka baxdo Gobolka Sool haddii kale ay xabbad isaga saarayaan.

You must be logged in to post a comment Login